HomeWararSawirro:-Shirkada DP World oo xayirtay dhaq dhaqaaqii  Dekadda Magaalada Berbera

Sawirro:-Shirkada DP World oo xayirtay dhaq dhaqaaqii  Dekadda Magaalada Berbera

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ku dhawaad 200 (Laba Boqol) oo baabuur oo dalka Itoobiya laga leeyahay ayaa Berbera mudo labaatan maalmood ah ujooga rarkii ay dekeda Berbera ka qaadi lahaayeen oo xaniban. Wadayaasha iyo masuuliyiinta Shirkadaha Gaadiidka Itoobiya ayaa Maanta Go’aan ku agaray in ay gaadiidkooda ku celiyaan dalka Itoobiya oo ay hore uga yimaadeen maadama oo mudo 20 maalmood […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku dhawaad 200 (Laba Boqol) oo baabuur oo dalka Itoobiya laga leeyahay ayaa Berbera mudo labaatan maalmood ah ujooga rarkii ay dekeda Berbera ka qaadi lahaayeen oo xaniban.

Wadayaasha iyo masuuliyiinta Shirkadaha Gaadiidka Itoobiya ayaa Maanta Go’aan ku agaray in ay gaadiidkooda ku celiyaan dalka Itoobiya oo ay hore uga yimaadeen maadama oo mudo 20 maalmood ah ay sugayaan in loo soo xiro Maraakiibtii Raashinka Gargaarka ah ay ka qaadi lahayeen.

- Advertisement -

Arinatan ayaa loo sababaeynayaa in Dekadda Berbera ay buux dhafiyeen Maraakiib u raran Shirkada DP World,taas oo cules badn keentay.

Sawirro

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts