HomeWararDEG DEG:-Madaxweynihii Hir-Shabeelle oo kalsoonidii laga noqday

DEG DEG:-Madaxweynihii Hir-Shabeelle oo kalsoonidii laga noqday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xildhibaano ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle kuwaas oo ka shirayay sidii ay xilka uga qaadi lahaayeen Madaxweyne Cosoble. In ka badan  70 Xildhibaan oo kulanka Goobjoog ka ahaa ayaa u qaaday codka kalsoonida,kuwaas oo qaarkood  u codeeyeeyay in Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble xilka qaadis […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xildhibaano ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle kuwaas oo ka shirayay sidii ay xilka uga qaadi lahaayeen Madaxweyne Cosoble.

In ka badan  70 Xildhibaan oo kulanka Goobjoog ka ahaa ayaa u qaaday codka kalsoonida,kuwaas oo qaarkood  u codeeyeeyay in Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble xilka qaadis lagu sameeyo.

- Advertisement -

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Canab Axmed Ciise ,ayaa kulanka shir gudoomineysay iyada oo Saxaafada ay banaanka ka joogtay.

76 Mudane ayaa kulanka Goobjoog ka ahaa 68 ka mid ah ayaa ogolaatay in xilka laga qaado halka 2 ay  ka aamustay  6 ka mid ahna ay diideen sida ay Dalsan u xaqiijisay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Canab Axmed Ciise.

 

- Advertisement -

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts