HomeWararDhageyso:Wasaarada Gargaarka iyo Hey’adaha Samafalka oo ka wada hadlay arimaha Abaaraha.

Dhageyso:Wasaarada Gargaarka iyo Hey’adaha Samafalka oo ka wada hadlay arimaha Abaaraha.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kulankan ayaa Arbacii maanta waxaa uu ka dhacay xarunta Xiriirka iyo isku dabaridka UN-OCHA ee Magaalada Muqdisho,Waxaa diirada lagu saaray Arimaha Abaaraha ee Geeska Africa. Kulanka Waxaa ka qeyb-galay Wakiil ka socdal Hey’adaha Samafalka Caalamka iyo kuwa ka socday Hey’adaha Gargaarka bixiya ee Gudaha Somalia iyo Gudiga Abaraaha ee Maamulka Goboleedyada iyo Gudiga Gurmad Abaaraha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulankan ayaa Arbacii maanta waxaa uu ka dhacay xarunta Xiriirka iyo isku dabaridka UN-OCHA ee Magaalada Muqdisho,Waxaa diirada lagu saaray Arimaha Abaaraha ee Geeska Africa.

Kulanka Waxaa ka qeyb-galay Wakiil ka socdal Hey’adaha Samafalka Caalamka iyo kuwa ka socday Hey’adaha Gargaarka bixiya ee Gudaha Somalia iyo Gudiga Abaraaha ee Maamulka Goboleedyada iyo Gudiga Gurmad Abaaraha ee Heer Federal.

- Advertisement -

Kulan ayaa waxaa warbixin looga dhageysay Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Warbixintaa oo la xiriirtay Waxyaabihii dhanka Gargaarka ka qabsoomay 3-bil ee lasoo dhaafay.

Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dalka Maryam Qaasim oo Madasha kusugneed ayaa suxufiyiinta u sheegtay in laga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa Gurmadka loo fidinayo Dhibanayaasha Abaarta.

Halkan Ka dhageyso Wasiir Maryam Qaasim:

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts