HomeWararDhageyso:Wasiir Xoosh"Afti looma qaadi karo Dastuurka inta ay Somaliland maqan tahay"

Dhageyso:Wasiir Xoosh”Afti looma qaadi karo Dastuurka inta ay Somaliland maqan tahay”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Wasaarada Dastuurka Xukuumada Federaalka C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta shaaciyay in Dastuurka aan Afti loo qaadi karin inta ay maqan tahay Somaliland. Wasiir Xoosh ayaa marka hore labo arin ku sababeeyay waxyaabaha diidaya in Afti loo qaado Dastuurka Xaaladaha Amniga iyo arimaha Siyaasada dalka ayuu sheegay in aysan suurta gal aheen in hadda Afti […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaarada Dastuurka Xukuumada Federaalka C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta shaaciyay in Dastuurka aan Afti loo qaadi karin inta ay maqan tahay Somaliland.

Wasiir Xoosh ayaa marka hore labo arin ku sababeeyay waxyaabaha diidaya in Afti loo qaado Dastuurka

- Advertisement -

Xaaladaha Amniga iyo arimaha Siyaasada dalka ayuu sheegay in aysan suurta gal aheen in hadda Afti loo qaado Dastuurka.

Maamulka Somaliland oo ka maqan Nidaamka Federaalismka ayuu soo hadal qaaday Wasiir Xoosh waxaana uu taasi ku micneeyay Sababta ugu weyn ee Afti loogu qaadi karin Dastuurka Dallka,waxaana uu tilmaamay hadii Somaliland Nidaamka Federalismka Dalka lagu qanciyo in ay kamid noqoto taasi ay keeneeso in Afti Dastuur la qaado.

Halkan ka dhageyso Wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosha:

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts