HomeWararSawirro:-Diyaarado Dagaal oo Caawa lagu arkay Hawada Magaalada Garoowe

Sawirro:-Diyaarado Dagaal oo Caawa lagu arkay Hawada Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxaa Caawa lagu arkay diyaarado gaaraya ilaa Saddex kuwaas oo Dul heehaabayay Hawada Mudo Saacado ah. Diyaaradahaan oo aan weli la garan halka laga leeyahay ayaa ku socday Jawi hoose sida ay ku warameen dadka ku nool Magaalada Garoowe. Masuuliyiinta Maamulka Puntland weli war ah kamacsoo saarin, lamana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxaa Caawa lagu arkay diyaarado gaaraya ilaa Saddex kuwaas oo Dul heehaabayay Hawada Mudo Saacado ah.

Diyaaradahaan oo aan weli la garan halka laga leeyahay ayaa ku socday Jawi hoose sida ay ku warameen dadka ku nool Magaalada Garoowe.

- Advertisement -

Masuuliyiinta Maamulka Puntland weli war ah kamacsoo saarin, lamana hubo inay wax kala socdaan diyaaraddahaan iyo in kale.

Shacabka Magaalada Garoowe ayaa Caawa la yaaban Diyaaradahan,Waana markii ugu horeysay diyaaraddo caynkaan ah ay dulmaraan hawada Magaalada Garoowe mudo Sanado ah.

Sawirro

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts