HomeWararFaah faahin ka soo baxeysa Dab Caawa ka kacay Guri ku yaala...

Faah faahin ka soo baxeysa Dab Caawa ka kacay Guri ku yaala degmada Kaaraan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dab Caawa fiidkii ka kacay guri ku yaala qeybo ka mid ah degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir. Dabkaan ayaa ka bilaawday Koronta,islamarkaana uu qabsaday guri ku yaala Xaafada Buulo Maaxaay oo ka mid ah Xaafadaha degamda Kaaraan sida ay sheeegn dadka deegaanka. Wararka ayaa waxa ay sheegayan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dab Caawa fiidkii ka kacay guri ku yaala qeybo ka mid ah degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir.

Dabkaan ayaa ka bilaawday Koronta,islamarkaana uu qabsaday guri ku yaala Xaafada Buulo Maaxaay oo ka mid ah Xaafadaha degamda Kaaraan sida ay sheeegn dadka deegaanka.

- Advertisement -

Wararka ayaa waxa ay sheegayan in khasaaraha uu geestay dabkaas uu yaahy mid yar,balse dadka deegaanka ay si aad ah u dareemeen xooga uu lahaa dabka.

Gawaarida damdemiska ayaa gaaray guriga uu Dabka qabsaday kuwaas oo ku guleestay in ay demiyaan,iyagoo garab ka helayay qaar ka mid ah dadka degan Xaafada Buulo Maaxaay ee degmada Kaaraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts