HomeWararDhageyso:-Ra'iisul Wasaare Kheyre"Xukuumaddeyda ayaa ka Shaqeyn doonta la dagaalanka Musuq Maasuqa

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre”Xukuumaddeyda ayaa ka Shaqeyn doonta la dagaalanka Musuq Maasuqa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xasan Cali kheyre ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Golaha Wasiirada Soomaaliya uu mdio laba Maalmood ah uu kala hadlayay sidii ugu waangsan ee Shacabka Soomaaliyeed maadaama Shacabka Soomaaliyeed ay mudo hdor Sano ah ku jiraan dhibaato. Waxa uu sheegay in Xukuumaddiisa ay la kulantay Shacabka qaarkood islamarkaana uusan ilaabi doonin hadalo u muuqday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xasan Cali kheyre ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Golaha Wasiirada Soomaaliya uu mdio laba Maalmood ah uu kala hadlayay sidii ugu waangsan ee Shacabka Soomaaliyeed maadaama Shacabka Soomaaliyeed ay mudo hdor Sano ah ku jiraan dhibaato.

Waxa uu sheegay in Xukuumaddiisa ay la kulantay Shacabka qaarkood islamarkaana uusan ilaabi doonin hadalo u muuqday in weli Shacabku ay qaban dhibaatadii ka dhalatay burburkii dalka haatana u baahan yihin in laga gudbi.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in Xukuumaddiisa ay wado qorsho islaxisaabtan ah,si qof walba waxa uu qabanaayo ay noqdaan kuwo hagaagsan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts