HomeWararDowladaha Uganda iyo Kenya oo soo iibsaday Diyaarado Shabaab ay kula dagaalamaan

Dowladaha Uganda iyo Kenya oo soo iibsaday Diyaarado Shabaab ay kula dagaalamaan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Mareykanka ayaa 13 Diyaaradood ka iibisay waddamada Kenya iyo Uganda si ay ugu adeegsadaan Al-Shabaab oo ay dagaal kula jiraan gaar ahaan hawlgalka Amisom ee ka socda Soomaaliya. Diyaaradahan oo ah nooca loo yaqaan MD 530F,ayaa waxaa ay labada dalba kula wareegeen lacag dhan $87.6 Milyan oo doollarka Mareykanka ah. Uganda horay waxaa ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

- Advertisement -

Dowladda Mareykanka ayaa 13 Diyaaradood ka iibisay waddamada Kenya iyo Uganda si ay ugu adeegsadaan Al-Shabaab oo ay dagaal kula jiraan gaar ahaan hawlgalka Amisom ee ka socda Soomaaliya.

Diyaaradahan oo ah nooca loo yaqaan MD 530F,ayaa waxaa ay labada dalba kula wareegeen lacag dhan $87.6 Milyan oo doollarka Mareykanka ah.

Uganda horay waxaa ay Ruushka uga iibsatay lix diyaaradood oo ah nooca SU-30MK,waxaana ay ku biirisay waaxdeeda difaaca.

- Advertisement -

Sidoo kale Sanadkii 2012kii Kenya aya lix diyaaradood ka iibsatay Dalka Mareykanka.,waxaan Diyaaradahaas qaar lagu adeegsaday Soomaaliya.

Heshiiskan waxaa uu dhacay Bishii September ee 2016kii,waxaana Diyaaradaha qaar ku kala suganyihiin Paris iyo Amisterdam,halkaas oo ay ku sameynayaan dhoolatus bedqabkooda ah kaddibna waxaa loo soo wareejinayaa Waddamada iibsaday ee Bariga Afrika.

Labadan dowladood ayaa diyaaradaha ay iibsadeen waxa ay kula dagaalami doonaan dagaalyahanada Shabaabka ka tirsan ee weerarada ka gaysta dalka Kenya.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts