HomeWararGanacsigii Magaalada Boosaaso oo Maanta xiran(Warbixin)

Ganacsigii Magaalada Boosaaso oo Maanta xiran(Warbixin)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Bari Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta Gebi ahaanba ay xiran yihiin Ganacsigii Magaalada Boosaaso. Ganacsatada ayaa lagu soo waramayaa in ay ka cabanayaan Canshuur kordhin lagu sameeyay,taas oo ay sheegeen in aysan awoodin in lacagtaas ay bixiyaan. Qaar ka mid ah Ganacsaatda ayaa waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Bari Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta Gebi ahaanba ay xiran yihiin Ganacsigii Magaalada Boosaaso.

Ganacsatada ayaa lagu soo waramayaa in ay ka cabanayaan Canshuur kordhin lagu sameeyay,taas oo ay sheegeen in aysan awoodin in lacagtaas ay bixiyaan.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Ganacsaatda ayaa waxa ay sheegeen in aysan Ganacsigooda furi doonin ilaa iyo inta isbedel uu ka imaanayo,waxana xusid mudan in weli ay xiran yihiin Goobihii Ganacsi ee Magaalada Boosaaso.

Tan ayaa waxaaa walaac ka muujiyay Shacabka ku nool Magaalada Boosaaso qaarkood kuwaas oo sheegaay in Goobaha yar yare ee furan ay maciishada qaali ka dhigeen waxa ayna ugu baaqeen madaxda Puntland iyo masuuliyiinta dowladda Hoose ee Magaalada Boosaaso ay isbedel la yimaadan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts