HomeWararMeydka Wiil Dhalinyaro ah oo laga helay deegaanka Ceelasha Biyaha

Meydka Wiil Dhalinyaro ah oo laga helay deegaanka Ceelasha Biyaha

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno qeybo ka id ah deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay laga helay meydka Wiil dhalinyaro ah oo xalay la dilay. Meydka ayaa la dhigay meel aan ka fogeyn Saldhiga ciidamada dowladda ee Ceelasha biyaha waxana jirkiisa ka muuqda rasaas xalay lagu dilay. Dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno qeybo ka id ah deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay laga helay meydka Wiil dhalinyaro ah oo xalay la dilay.

Meydka ayaa la dhigay meel aan ka fogeyn Saldhiga ciidamada dowladda ee Ceelasha biyaha waxana jirkiisa ka muuqda rasaas xalay lagu dilay.

- Advertisement -

Dadka deegaanka qaarkood oo la hadlay dalsan ayaa sheegay in ay saakay Waaberigii ku soo baraarugeen Meydka oo goobta yaala balse asyan garaneyn cida ka dambeysa dilka Wiilkaas Dhalinyaarda ah.

Mudo Saacado ah kadib waxaa Goobta yimid oo meydkii ka qaaday Haweeney sheegtay in uu la dhashay oo uu walalkeed yahay,sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Ninka dhalinyarada ah ee la dilay ayaanan la ogeyn illaa hadda sabab rasmi ah oo ka dambeysa dilkiisa,waxana tani ay cabsi ku beertay dadka ku nool halka Meydka Wiilkaas Dhalinyrada ah lagu arkay oo ka tirsan deegaanka Ceelasha Biyaha.

- Advertisement -

Xiriir aan la sameynay Maamulka deegaanka Ceelasha Biyaha ayaan noo suurtagelin si aan wax uga weeydiino dhacdadaas.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts