HomeWararSawirro:-Puntland oo Burburisay Saldhigyo ay la haayeen Al-Shabaab

Sawirro:-Puntland oo Burburisay Saldhigyo ay la haayeen Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamulka Puntland ayaa sheegay in saacadihii la soo dhaafay ay weerar ku qaadeen fariisimo dagaalamyaasha Al-Shabaab ay ku leeyihiin deegaanka  Cal-madow ee Gobolka Bari  Puntland,islamarkaana ay khasaaro gaarsiiyeen. Sarkaal ka tirsan Ciidamada Puntland ayaa sheegay in ay ku guuleesteen in ay burburiyaan Saldhigyo Waaweyn oo ay la haayeen dagaalamaaysha Al-Shabaab kuwaas oo mar walba ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa sheegay in saacadihii la soo dhaafay ay weerar ku qaadeen fariisimo dagaalamyaasha Al-Shabaab ay ku leeyihiin deegaanka  Cal-madow ee Gobolka Bari  Puntland,islamarkaana ay khasaaro gaarsiiyeen.

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Puntland ayaa sheegay in ay ku guuleesteen in ay burburiyaan Saldhigyo Waaweyn oo ay la haayeen dagaalamaaysha Al-Shabaab kuwaas oo mar walba ay ka soo qaadi jireen weerarada ay ka geestaan deegaanada Puntland.

- Advertisement -

“Weerarkan ay ciidamadeena Puntland ka fuliyeen goobahaas ayaa waxay ugu geysteen cadowga Al Shabaab khasaare xooggan oo iskugu jira dhaawac iyo dhimasho; waxayna ku burburiyeen saldhigyo ay ku dhuumaystaan cadowga Al Shabaab oo ku yaalla Buuraha Cal Madow ayuu yiri mid ka mid ah Saraakiisha Puntland”

Sikastba Al-Shabaab weli kama hadlin weerarka ay sheegeen in ay fariismo Al-Shabaab ku burburiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Maamulka Puntland.

Sawirro

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts