HomeWararSarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo dowladda isku soo dhiibay

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo dowladda isku soo dhiibay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa waxa ay sheegeen in uu iskusoo dhiibay Sarkaal Sare oo ka tirsan dagaalamaayasha kooxda Al-Shabaab. Waxa ay sheeegeen in Sarkaalkaan uu wato hub in kastoo aysan shaacin magaciisa iyo waliba tirada hubka uu wato inta uu la egyahay,waxa ayna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa waxa ay sheegeen in uu iskusoo dhiibay Sarkaal Sare oo ka tirsan dagaalamaayasha kooxda Al-Shabaab.

Waxa ay sheeegeen in Sarkaalkaan uu wato hub in kastoo aysan shaacin magaciisa iyo waliba tirada hubka uu wato inta uu la egyahay,waxa ayna sheegeen in iminka uu gacantooda ku jira siina gudbin doonaan.

- Advertisement -

Sababta ka dambeeysa arintaan ayaa waxa ay sheegeen in uu la soo xariiray masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmada oo ay Ehelo ahaayeen taas oo keentay in Gacmo furan lagu soo dhaweeyo.

Shalay ayay aheyd markii Wasaarada Amniga Soomaaliya ay sheecisay in ay Gacanta ku dhigeen Madaxii Amniyaadka Al-Shabaab ee Gobolka Banaadir.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts