HomeWararSacuudiga oo u hanjabay Soomaaliya hadii uusan Xariirka u jarin Qatar

Sacuudiga oo u hanjabay Soomaaliya hadii uusan Xariirka u jarin Qatar

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dowladda Sacuudiga ayaa haatanh bilaawday cadaadis ay sareyso qaar ka mid ah wadamada Afrika oo ay ku jirto Soomaaliya si ay ugu taageeraan xayiraadii ay saareen Xulafada Sacuudiga dowlada Qatar kadib markii Soomaaliya ay dhex dhexaad ka noqotay. Sida ay qortay Jariidada Lemond ee kasoo baxda dalka Faransiiska waxaana Sacuudiga ay sheegtay in Muwaadininta Sooamaliyeed ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Sacuudiga ayaa haatanh bilaawday cadaadis ay sareyso qaar ka mid ah wadamada Afrika oo ay ku jirto Soomaaliya si ay ugu taageeraan xayiraadii ay saareen Xulafada Sacuudiga dowlada Qatar kadib markii Soomaaliya ay dhex dhexaad ka noqotay.

Sida ay qortay Jariidada Lemond ee kasoo baxda dalka Faransiiska waxaana Sacuudiga ay sheegtay in Muwaadininta Sooamaliyeed ku aadkaan doonto helitaanka Visaha gudashada waajibaadka Xajka.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay in talaabooyinka dowladda Sacuudiga ay qaadi doonto ay ka mid yihiin in ay taareearda kala laabato dowladdaha aan weli xiriirka u jarin dowladda Qatar iyo adkeynta Sharciyada dal ku galka ah Sacuudiga.

Marka laga soo tago Cadaadiska dowladda Sacuudiga ayaa waxaa soo baxayay Warar sheegaya in dowladda Soomaaliya ay diiday lacag dhan   80Million oo doolarka Mareykanka oo xiriirka loogu jarayo Dowladda Qatar.

Lama oga in dowladda Sacuudiga ay hadalkaan ka dhabeyn karto,waxase xusid mudan in taasi ay keeni karto dhibaato hor leh oo soo food saarta qaar ka mid ah Wadamada Qaarada Afrika

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts