HomeWararMadaxweynihii dowladdii KMG,ka aheyd Sheekh Shariif oo sheegay in laga been abuurtay

Madaxweynihii dowladdii KMG,ka aheyd Sheekh Shariif oo sheegay in laga been abuurtay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynihii hore ee dowladda KMG,ka aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa beeniyay in uu ka hadlay xiisada u dhaxeysa Wadamada Khaliijka ka dib markii Page uu ku qoran yahay magaciisa lagu qoray in uu ka hadlay xiisadaas. Sheekh Shariif ayaa Barta uu ku leeyahay Facebook ku beeniyay Warkaan waxa uuna yiri. “Walaalaha Soomaaliyeed waxaan u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee dowladda KMG,ka aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa beeniyay in uu ka hadlay xiisada u dhaxeysa Wadamada Khaliijka ka dib markii Page uu ku qoran yahay magaciisa lagu qoray in uu ka hadlay xiisadaas.

Sheekh Shariif ayaa Barta uu ku leeyahay Facebook ku beeniyay Warkaan waxa uuna yiri.

- Advertisement -

“Walaalaha Soomaaliyeed waxaan u caddeynayaa inaysan jirin meel aan kaga hadlay khilaafka ka jira Khaliijka, pages been abuur ah oo la sameeystay ayaa ku batay baraha bulshada oo aanan wax shaqa ah ku lahayn.

Bishii Kheyrka ayaan kujirnaa aan ka fogaano been abuurasho iyo wax kasta oo keeni kara in ramadaanka uu waxyeeleeyo.

Pageka qoraalkan qorey waa been abuur ee halaga digtoonaado ayuu hadalkiisa ku soo gaba gabeeyay.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts