HomeWararDEG DEG:Qarax goordhow laga maqlay gudaha Magaalada muqdisho

DEG DEG:Qarax goordhow laga maqlay gudaha Magaalada muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Jug Culus oo inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolkaan Banaadir ayaa haatan laga maqlay gudaha magaalada Muqdisho. Jugtaan oo u muuqatay mid qaraxa ah ayaa si aad ah looga maqlay iyadoona ilaa iyo hada  aan la ogeyn waxa ay tahay. Ciidamada xasilinta amniga Muqdisho ayaa weli waxa ay howlgallo ka wadaan Wadooyinka iyo Xaafadaha Waaweyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jug Culus oo inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolkaan Banaadir ayaa haatan laga maqlay gudaha magaalada Muqdisho.

Jugtaan oo u muuqatay mid qaraxa ah ayaa si aad ah looga maqlay iyadoona ilaa iyo hada  aan la ogeyn waxa ay tahay.

- Advertisement -

Ciidamada xasilinta amniga Muqdisho ayaa weli waxa ay howlgallo ka wadaan Wadooyinka iyo Xaafadaha Waaweyn ee ku yaalla M/Muqdisho.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts