HomeWararDEG DEG:Maqaaxida Posh Treats oo weerar Culus Caawa lagu qaaday

DEG DEG:Maqaaxida Posh Treats oo weerar Culus Caawa lagu qaaday

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Goordhow ayaa waxaa weerar qarax ku bilaawday lagu qaaday maqaaxi ku taalla degmada Hodan ee Gobolkaan Banaadir maqaaxidaas ayaa waxaa lagu magacaabaa Posh Treats waxa  ayna ka Soo horjeedaa Pizza house oo ku dhow Isgoyska Banaadir.   Qaraxaan ayaa ahaa mid loo adeegsaday Gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa,waxana la soo sheegaya in intaas ka dib ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -
Goordhow ayaa waxaa weerar qarax ku bilaawday lagu qaaday maqaaxi ku taalla degmada Hodan ee Gobolkaan Banaadir maqaaxidaas ayaa waxaa lagu magacaabaa Posh Treats waxa  ayna ka Soo horjeedaa Pizza house oo ku dhow Isgoyska Banaadir.
 
Qaraxaan ayaa ahaa mid loo adeegsaday Gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa,waxana la soo sheegaya in intaas ka dib ay Maqaaxida Gudaha u galeen rag hubeysan oo weli ku dhex jira Gudaha Maqaaxida,waxana Goobta ku sii qul qulaya Gawaarida ambalaasta.
 
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa goobta gaaray ku waas oo dadka u diidaya in ay Goobta galaan.

Wixii kus oo kordha  kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts