HomeWararGanacsade lagu dilay Gudaha Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland

Ganacsade lagu dilay Gudaha Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulka Soomaaliland lagu dilay mid kamid ah Ganacsatada Magaalada Hargeysa xili uu ku sugnaa Goobtiisa Ganacsi oo ku taala Gudahada Magaalada Hargeysa. Ninka la dilay ayaa waxaa Magaciisa lagu sheegay Farxaan Maxamed Aadan (Casaanyo) waxana la sheegay in uu ahaa kuwa ka Ganacsada Dharka islamarkaana dilkiisa loo adeegsaday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulka Soomaaliland lagu dilay mid kamid ah Ganacsatada Magaalada Hargeysa xili uu ku sugnaa Goobtiisa Ganacsi oo ku taala Gudahada Magaalada Hargeysa.

Ninka la dilay ayaa waxaa Magaciisa lagu sheegay Farxaan Maxamed Aadan (Casaanyo) waxana la sheegay in uu ahaa kuwa ka Ganacsada Dharka islamarkaana dilkiisa loo adeegsaday Tooeey.

- Advertisement -

Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in Ganacsdahaas uu dilkiisa ka dambeeyay isla mid kamid ah Gnacsaatda oo deris la ahaa kadib markii xoogaa uu khilaaf soo kala dhex galay.

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa markiiba ku guulaystay inay gacanta kusoo dhigaan gacan ku dhiiglihii dilka gaystay xalay,waxaana maydka marxuunkan la geeyay Isbitaalka magaalada Hargeysa.

Waa Dhaco ku Cusub deegaanada maamulka Soomaaliland taas oo ilaa iyo ahda ay hadal hayaan Shacabka Magaalada Hargeysa.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts