HomeWararDhageyso:-"Weey naga Go'an tahay la dagaalanka Al-Shabaab"Farmaajo"

Dhageyso:-“Weey naga Go’an tahay la dagaalanka Al-Shabaab”Farmaajo”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) ayaa sheegay in Madaxda dowladda Soomaaliya ay diyaar u yihiin in ay fuliyaan balanqaadkii ay horay uga qaadeen Shacabka ee ahaa sugida amniga dalka. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in ay ka go’aan tahay in ay fuliyaan balanta laakin loo baahan yahay in ay Shacabku la shaqeeyaan dowladdooda waxa uuna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) ayaa sheegay in Madaxda dowladda Soomaaliya ay diyaar u yihiin in ay fuliyaan balanqaadkii ay horay uga qaadeen Shacabka ee ahaa sugida amniga dalka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in ay ka go’aan tahay in ay fuliyaan balanta laakin loo baahan yahay in ay Shacabku la shaqeeyaan dowladdooda waxa uuna sheegay in wada Shaqeynta Shacabka ay dhalisay in Maalin ka hor degmada Waaberi ay ciidamadu ku fashiliyeen qarax Miino oo Wadada la dhigay.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay in ay qorsheeynayaan in ay dagal dhinac walbo ah la galaan Al-Shabaab,balse marka hore loo baahan yahay in aan waanino si ay dambiga ay ku jiraan uga soo baxaan.

Madaxweynaha oo khubadii uu shalay ka jeediyay banaanbixii lagu taageerayay dowladda ee lagu qabtay Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Stadium  ay dhinacyo badan taabaneysay ayaa sidoo kale soo hadal qaaday Ciidamada dowladda Soomaaliya ee mararka qaar waxyeeleeya Shacabka.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts