HomeWararAkhriso: Dowladda ka qaad dowladda u dhiib ayaa dalkaan ka jirta

Akhriso: Dowladda ka qaad dowladda u dhiib ayaa dalkaan ka jirta

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Xasilinta amniga Muqdisho ayaa weli habeen iyo Maalin waxa ay howlgalo amniga lagu xaqiijinayo ay ka wadan gudaha degmooyin ka tirsan Gobolkaan Banaadir howlgaladaas oo ay ciidamo mararka qaar ay Hubka dhigis ay sameynayaan. Ciidamada oo isugu jira Boolis iyo Nabad-Sugid  ayaa waxa lagu arkayaa Wadooyinka Waaweyn ee Gudaha Magaalada Muqdisho kuwaas oo aad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Xasilinta amniga Muqdisho ayaa weli habeen iyo Maalin waxa ay howlgalo amniga lagu xaqiijinayo ay ka wadan gudaha degmooyin ka tirsan Gobolkaan Banaadir howlgaladaas oo ay ciidamo mararka qaar ay Hubka dhigis ay sameynayaan.

Ciidamada oo isugu jira Boolis iyo Nabad-Sugid  ayaa waxa lagu arkayaa Wadooyinka Waaweyn ee Gudaha Magaalada Muqdisho kuwaas oo aad dareemeyso in ay yihiin kuwo feejignaan ku jira.

- Advertisement -

Tan iyo markii uu bilaawday howlgalka dhanka amniga ah iyo Hub aruurinta waxaa bilaawday olole ay wadan Siyaasinta qaar kood kaas oo Bulshada lagu kicinayo,iyagoo xaalada u bedelay mid qabiil gaar ah lagu beegsanayo.

Mudo ka badan 26,Sano ah ayaa dalka Soomaaliya uu ahaa mid ay ka jiraan dagaalo Sokeeye oo sababay dhimashada Boqolaal ruux iyo Barakaca kuwo kale balse haatan waxaa la dareemayaa xoogaa Nabad ah waxaase jira dad ka soo horjeeda sidaasi waxa yiri mid kamid ah Odayaasha dhaqanka Muqdisho.

Intii uu howlgalka socday waxaa jiray siyaasiyiin iyo Ganacsato Caan ah oo hubkoodii kala baxay Muqdisho lana aaday dhanka labada Shabelle waxaan xusid mudan hubka iyo ciidanka ay wataan in ay yihiin kuwo u Shaqeeya dowladda Federaalka Soomaaliya,balse waxaa isweeydiin mudan dowladd iyada iska carareysa.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts