HomeWararDowladda Kenya oo sheegtay in ay dishay rag ka tirsan Al-Shabaab

Dowladda Kenya oo sheegtay in ay dishay rag ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar lagu qoray Warbaahinta ka soo baxda dalka Kenya ayaa lagu qoray in Saraakiisha ciidamada dowladda keny ay sheegeen in ay dileen 14 Dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab markii Al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen fariisin kooda deegaanka Kulbiyoow ee Gobolka Jubbada hoose. Weerarkaan oo dhacay Sabtidii aan spo dhaafnay ayaa Kenya waxa ay sheegtay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar lagu qoray Warbaahinta ka soo baxda dalka Kenya ayaa lagu qoray in Saraakiisha ciidamada dowladda keny ay sheegeen in ay dileen 14 Dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab markii Al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen fariisin kooda deegaanka Kulbiyoow ee Gobolka Jubbada hoose.

Weerarkaan oo dhacay Sabtidii aan spo dhaafnay ayaa Kenya waxa ay sheegtay in weerarkii Al-Shabaab ay ku soo qaadeen ayna iska difaaceen markii laba gaari oo laga bvuuxiyay waxyaabaha qarxa lagu soo weeraray talikoodii deegaanka Kulbiyow.

- Advertisement -

Dhanka kale Al-Shabaab ayaa horay waxa ay ugu shaaciyeen Baraha ay Intarnetka ku leeyihiin in weerarkii labaad ay ku qaadeen Fariisinka ciidamada Kenya ee Kulbiyow ay ku dileen ilaa 10,Askari oo ka tirsan Ciidamada Kenya,balse ay rintaasi beeniyeen Saraakiisha  Ciidamada Kenya

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts