HomeWararGabar Soomaali ah oo Lagu Weeraray dalka Mareykanka

Gabar Soomaali ah oo Lagu Weeraray dalka Mareykanka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warbaahinta iyo baraha bulshada ayaa ilaa iyo shaley aad u hadal hayey weerar la sheegey in nin cadaan ah uu u geystey gabar Soomaali ah oo ay daris ahaayeen. Weerarkan ayey bulshada Soomaalida iyo hay’adaha ka shaqeeya xuquuqda muslimiinta Mareykanka qaarkood waxa ay ku tilmaameen inuu ahaa mid sinji naceyb ah. Bog dhaqaale loogu aruurinayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta iyo baraha bulshada ayaa ilaa iyo shaley aad u hadal hayey weerar la sheegey in nin cadaan ah uu u geystey gabar Soomaali ah oo ay daris ahaayeen.

Weerarkan ayey bulshada Soomaalida iyo hay’adaha ka shaqeeya xuquuqda muslimiinta Mareykanka qaarkood waxa ay ku tilmaameen inuu ahaa mid sinji naceyb ah.

- Advertisement -

Bog dhaqaale loogu aruurinayo gabadhan ayaa durba la sameeyey, waxaana saacado gudahood ku soo gaarey lacag ka badan 60,000 oo doolar.

Tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Mareykaanka Donald Trump ayaa waxaa Mareykanka ku soo badanayay Islaam Naceybka isagoona xiligii uu ku jiray Ololaha doorashada uu sheegay in uu sameyn doono ficilo ka soo horjeeda dadka heesta Diinta Islaamka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts