HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Isbaarada laga qaaday labada Shabeelle mid ka daran ayaa taala Madaxtooyada”

Dhageyso:-Madaxweyne Isbaarada laga qaaday labada Shabeelle mid ka daran ayaa taala Madaxtooyada”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Cabduqaadir Sheekh Caamir Cumar oo horay dhanka Maaliyada uga soo Shaqeeyay Dowladdii uu Madaxweyne ka ahaa Allaha U naxariistee Cabdullaahi yuusuf Axmed ayaa ka hadlay qorshooyinka kala duwan ee xiligan dowladda Federaalka Soomaaliya ay dalka ka wado. Cabduqaadir ayaa sheegay in qorshaha ay wado dowladdu uu yahay mid wanaagsan balse ay jiraan dad weli jecel […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabduqaadir Sheekh Caamir Cumar oo horay dhanka Maaliyada uga soo Shaqeeyay Dowladdii uu Madaxweyne ka ahaa Allaha U naxariistee Cabdullaahi yuusuf Axmed ayaa ka hadlay qorshooyinka kala duwan ee xiligan dowladda Federaalka Soomaaliya ay dalka ka wado.

Cabduqaadir ayaa sheegay in qorshaha ay wado dowladdu uu yahay mid wanaagsan balse ay jiraan dad weli jecel musuq maasuq kuwaas oo ku sugan Xafiisayda waaweyn ee dowladda Soomaaliya gaar ahaan Madaxtooyada Soomaaliya.

- Advertisement -

Waxa u sheegay in dhacooyin badan oo aad looga xumaado uu kala kulmay Xafiisyada qaar ee madaxda dowladda waxaana madaxweynaha Soomaaliya looga baahan yahay in uu arintaas iyo dhibaatada weli ka jira Xafiiska dowladda dhexdeeda uu wax ka qabto.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray dowladan ay tahay dowladii Shacabka islaamrkaana Madaxweynaha uu wax ka qabtay dhinacyadii ugu darnaa oo ay ka jiifeen dowladihi ka horeeyay balse hadii uu qaaday Isbaaardii taalay labada Shabeelle mid ka daran ayaa taala Xarunta Madaxtooyada.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts