HomeWararSawiro:Siyaasi Garyare oo kulan la qaatay Xildhibaanada Galmudug, kuna socda wadadii Xaaf.

Sawiro:Siyaasi Garyare oo kulan la qaatay Xildhibaanada Galmudug, kuna socda wadadii Xaaf.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Siyaasiga Abdiweli Ibrahim Garyare oo ka mid ahaa ragii sida weyn uga shaqeeyey inuu kursiga Madaxweynaha Galmudug laga qaado Abdikariim Guuleed, islamarkaana Xaaf uu meeshaasi Madaxweyne ka noqdo ayaa iminka bilaabay kulamo uu la qaadano baarlamaanka Galmudug. Xildhibaanada Galmudug oo uu afur ugu sameeyey xalay hotel Karmel ayaa waxaa uu kala hadlay lama arrimood, kuwaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -
Siyaasiga Abdiweli Ibrahim Garyare oo ka mid ahaa ragii sida weyn uga shaqeeyey inuu kursiga Madaxweynaha Galmudug laga qaado Abdikariim Guuleed, islamarkaana Xaaf uu meeshaasi Madaxweyne ka noqdo ayaa iminka bilaabay kulamo uu la qaadano baarlamaanka Galmudug.

Xildhibaanada Galmudug oo uu afur ugu sameeyey xalay hotel Karmel ayaa waxaa uu kala hadlay

lama arrimood, kuwaasi oo uu ku sheegay :
(Sidii aan ugu bogaadin lahaa geesinimada  iyo xilkasnimada ay ku sameeyeen isbadel looga talaabo maamulkii ragaadiyey dadka deegaanka Galmudug, looguna heli lahaa madax cusub oo looga fadhiyo horusocod dhab ah, oo aan afka baarkiisa aheyn. ) Ayuu yiri Abdiweli Garyare, waxaana uu intaasi raaciyey:
(Sidoo kalana waxaan kulanka uga hadalnay sidii baarlamaanka usii wadi lahaa isbadelada lama huraanka ah ee muuqda iyo la xisaabtanka hay’addaha fulinta, taasi oo dhabaha u xaareysa inaysan laba sano ee hartay inaga khasaarin. )
Hadalka Abdiweli Garyare iyo kulanka uu la qaatay xildhibaanada ayaa waxaa ay muujinayaan inuu ku socdo xilka Madaxweyne kuxigeenka Galmudug, isagoona taageeraya mooshinka xilka qaadista ee laga diyaariyey Maxamed Xaashi Carabeey.
Madaxweyne Ahmed Ducaale Xaaf ayaa ka mid ahaa ragii xildhibaanimada ka raadsaday Cadaado, balse markii kurisigaasi la dhaafiyey isagana go’aansaday hanashada xilka Madaxweynaha Galmudug, sidaasi si la mid ah ayaa Garyare isagana xildhibaanimada uu waayey dhalisay sida muuqata inuu Madaxweyne kuxigeenka Galmudug u istaago.
Abdiweli Garyare waa siyaasi da’yar, waxaana wariye iyo hal-abuur bulshada Soomaaliyeed laga dhex yaqaan, inkastoo lagu tiriyo raga sida weyn uga soo horjeeda dowlada Madaxweyne Farmaajo.
Sawiro

 

- Advertisement -

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts