HomeWararDhageyso:-Hay'adda UNDB, oo Shaqooyinkeedii ka weecisay Koonfurta Soomaaliya

Dhageyso:-Hay’adda UNDB, oo Shaqooyinkeedii ka weecisay Koonfurta Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxda Hay’adda UNDB,ee ka howlgei jiray koonfurta Soomaaliya aya haatan bilaabay in Shaqaooyinkoodii ay u weeciyaan deegaanada uu Maamulo maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Hay’adda ayaa iminka ka Shaqa bilaawday Magaalada boosaso taas oo hirgelisay Wado muhiim u ah bulshada Magaalada Boosaaso islamarkaana y ku baxeyso lcag aad u farabadan. Gudoomiyaha Gobolka Bari iyo kan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxda Hay’adda UNDB,ee ka howlgei jiray koonfurta Soomaaliya aya haatan bilaabay in Shaqaooyinkoodii ay u weeciyaan deegaanada uu Maamulo maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Hay’adda ayaa iminka ka Shaqa bilaawday Magaalada boosaso taas oo hirgelisay Wado muhiim u ah bulshada Magaalada Boosaaso islamarkaana y ku baxeyso lcag aad u farabadan.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso oo ka hadlayay Goob ay ka dhaceysay Munaasabad xariga looga jarayay dhismahada Wado marta Xaafadaha dhaca dhinaca Xeebta ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,ayaa waxa ay shegen in ay aad ugu amaanayaan Shaqada ay Hay’addu u qabaneyso Shacabka Puntland.

Hoos Ka Dhageyso Codadka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts