HomeWararDhageyso:-Nuxurka Khudbadii Madaxweynaha uu ka jeediyay Banaanbaxa

Dhageyso:-Nuxurka Khudbadii Madaxweynaha uu ka jeediyay Banaanbaxa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowladda federaalka soomaaliya Maxamed Cabdulalahi(Farmaajo) ayaa Maanta Khudbad dheer ka jeediyay banaabax lagu taageerayay 100,kii Maalmood ee Maamulayay in waxyaabihii u qabsoomay. Madaxweyne Farmaajo,oo khubadiisa dhinacyo badan taabaneysay ayaa sheegay in Shacabka Muqdisho ay yihiin kuwo Nabada jecel islaamrkaana ay u hiiliyeen dowladdiisa oo rajo weyn ka qabta in dalkaan in sinaabd ah loogu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda federaalka soomaaliya Maxamed Cabdulalahi(Farmaajo) ayaa Maanta Khudbad dheer ka jeediyay banaabax lagu taageerayay 100,kii Maalmood ee Maamulayay in waxyaabihii u qabsoomay.

Madaxweyne Farmaajo,oo khubadiisa dhinacyo badan taabaneysay ayaa sheegay in Shacabka Muqdisho ay yihiin kuwo Nabada jecel islaamrkaana ay u hiiliyeen dowladdiisa oo rajo weyn ka qabta in dalkaan in sinaabd ah loogu wada noolaado.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay ka Go’aan tahay in dalkaan uu gaarsiiyo meel wanasgan islamrkaana la doonayo in Shacabku ay siwansagn u taageeraan dowladdooda si balaanqaadkii aan sameynay uu u hirgalo.

Sidoo kale waxaa khudbadiisa ku jirtay in balantii uu horay shacabka uga qaaday in intiisa badan ay fuleen,islamarkaana uu keenay Ra’iisul Wasaaraha ka wansagn isna uu keenay Wasiiro wanaagsan kuwaas oo loo arko in ay waajibaadkooda gutaan.

Maxamed Cabdulalahi( Farmaajo) sidoo kale soo hadal qaaday Askarta Ciidamada ee mararka qaar waxyeela u geesta Shacabka,waxa uuna sheegay in askarigii dhibaateeya Shacabka a toogan doono waliba sisharci ah.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Khudbada Madaxweynaha oo aad u dheereed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts