HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo booqashadii Gaalkacyo ku bedelay Magaalo kale (Sababta)

Madaxweynaha Galmudug oo booqashadii Gaalkacyo ku bedelay Magaalo kale (Sababta)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta tagaya Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud kadib markii shalay uu ka baaqday safar  uu ku tegi lahaa Magaalada Gaalkacyo. Madaxweyne xaaf,ayaa la qorsheeyay in saacadaha na soo aadan uu tago Cabduwaaq isagoona halkaasi kula kulmi doona Maamulka Magaalada iyo waliba sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta tagaya Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud kadib markii shalay uu ka baaqday safar  uu ku tegi lahaa Magaalada Gaalkacyo.

Madaxweyne xaaf,ayaa la qorsheeyay in saacadaha na soo aadan uu tago Cabduwaaq isagoona halkaasi kula kulmi doona Maamulka Magaalada iyo waliba sidoo kale waxgaradka ku nool isagoo kala hadli doona arimaha amniga iyo wada shaqeynta Shacabka degmadaas.

- Advertisement -

Diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee soo dhaweynta Madaxweyne Xaaf,ayaa haatan ka socota Magaalada Cabudwaaq,waxana aad loo adkeeyay amaanka guud ee Magaalada Cabudwaaq iyadoo la arkayo Ciidamo amaanka xaqiijinaya.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug dhawaana lagu Calaemo Saaray Magaalada Cadaado ayaa shalay lagu waday in uu tago Magalada Gaalkcyo balse uga baaqday sababo aan weli la shaacin,balse Maanta uu ku bedelay degamada Cabudwaaq.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts