HomeWararMadaxweynaha Puntland oo isbedel ku sameeyay Madaxda Maxkamada Ciidamada Qalabka sida

Madaxweynaha Puntland oo isbedel ku sameeyay Madaxda Maxkamada Ciidamada Qalabka sida

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha  Puntland  Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa isku shaadheen waxa uu ka sameeyay Masuuliyiinta Maxakmada Ciidamada Qalabka sida ee Gobalada Puntland . Masuuliyiinta Maxkamada Ciidamada Gobalka Mudug waxaa loo wareejinayaan Gobalka Nugaal halka Maxkmada Gobalka Nugaalna loo wareejiyay Gobalka Bari waxaana Maxkmada Gobalka Bari loo soo wareejinayaan Gobalka Mudug Gudoomiyihii Maxkamada Ciidamada Qalabka sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha  Puntland  Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa isku shaadheen waxa uu ka sameeyay Masuuliyiinta Maxakmada Ciidamada Qalabka sida ee Gobalada Puntland .

Masuuliyiinta Maxkamada Ciidamada Gobalka Mudug waxaa loo wareejinayaan Gobalka Nugaal halka Maxkmada Gobalka Nugaalna loo wareejiyay Gobalka Bari waxaana Maxkmada Gobalka Bari loo soo wareejinayaan Gobalka Mudug

- Advertisement -

Gudoomiyihii Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee maamulka Puntland Cabdifitaax xaaji Aadan ayaa xilkii laga qaaday iyadoona Sarkaal ka tirsan Maxkamada Sare xilkaas loo magacaabay

Gudoomiyihii Maxkamada ciidamada Puntland oo xil ka qaadistaasi lagu sameeyay ayaa Warbaahinta u sheegay in uu soo dhaweynayo xilka qaadista lagu sameeyay.

Cabdifitaax Xaaji aadan ayaa waxaa laga dhigay Garsoore ka tirsan Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Maamulka Puntland.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts