HomeWararGuriga Gudoomiyihii hore ee Degmada Hodan oo Caawa la weeraray

Guriga Gudoomiyihii hore ee Degmada Hodan oo Caawa la weeraray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa caawa Fiidkii Bam Gacmeed lagu weeraray guri uu deganaa gudoomiyihii hore ee degmada hodan Axmed Salaad Ibraahim kaas oo ku yaala qeybo ka mid ah degmadaasi Hodan. Qof kamid ah dadka deegaanka oo diiday in Magaciisa iyo codkiisa loo adeegsado qalabka Warbaahinta ayaa Dalsan u sheegay in ay maqleen Jugta Culus ay bam Gacmeedka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa caawa Fiidkii Bam Gacmeed lagu weeraray guri uu deganaa gudoomiyihii hore ee degmada hodan Axmed Salaad Ibraahim kaas oo ku yaala qeybo ka mid ah degmadaasi Hodan.

Qof kamid ah dadka deegaanka oo diiday in Magaciisa iyo codkiisa loo adeegsado qalabka Warbaahinta ayaa Dalsan u sheegay in ay maqleen Jugta Culus ay bam Gacmeedka iyo rasaas ay intaas kadib ay fureen Ilaalada Guriga Gudoomiyihii hore.

- Advertisement -

Dhanka kale xog ay heleyso Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa waxay sheegeysaa in weerarkaas Bam Gacmeedk ah uusan ka dhalan wax khasaaro ah.

Weerar Bambaano ayaa waxa uu ku soo aadayaa xili ciidamada Xasilinta dhanka amniga ay Muqdisho ka wadaan howlgal lagu xaqiijinayo dhanka amniga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts