HomeWararDhageyso:-"Cali jeyte"Dhalinyaradii lagu qabtay Boosaaso kama tirsana Shabaab balse waa lagu qalday...

Dhageyso:-“Cali jeyte”Dhalinyaradii lagu qabtay Boosaaso kama tirsana Shabaab balse waa lagu qalday waxyabaha qarxa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Cali jeyte cusmaan gudoomiyaha Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay dhalinyaradii dhawaan maamulka Puntland ay ku qabteen iyaga iyo gaari ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa kadib markii Gaarigii ay baareen Ciidamadii joogay koontoroolka laga galo Baladweyne. Waxa uu sheegay in dhalinaradaas uu aqoon badan ay u leeyihiin islamarkaana aysan ka tirsaneyn Al-Shabaab ayna yihiin dad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cali jeyte cusmaan gudoomiyaha Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay dhalinyaradii dhawaan maamulka Puntland ay ku qabteen iyaga iyo gaari ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa kadib markii Gaarigii ay baareen Ciidamadii joogay koontoroolka laga galo Baladweyne.

Waxa uu sheegay in dhalinaradaas uu aqoon badan ay u leeyihiin islamarkaana aysan ka tirsaneyn Al-Shabaab ayna yihiin dad is iskood ah isaga Shaqeesta isagana uu siqaas ah u yaqaano sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in ragaan la qalday islamarkaana uu qalday qofkii Gaariga u dhiibay ee qaraxa ugu buuxiyay,waxa uuna ugu baaqay madaxda Mamulka puntland in dhalinyaradaas ay u cadaalad falaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts