HomeWararGudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Puntland oo xilkii laga qaaday

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Puntland oo xilkii laga qaaday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wareegto ka soo baxday Xfiiska Mdaxweynaha Maamul goboleedka Puntland ayaa waxa xilkii looga qaaday gudoomiyihii Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee maamulka Puntland Cabdifitaax xaaji Aadan. Gudoomiyihii Maxkamada ciidamada Puntland oo xil ka qaadistaasi lagu sameeyay ayaa Warbaahinta u sheegay in uu soo dhaweynayo xilka qaadista lagu sameeyay. Cabdifitaax Xaaji aadan ayaa waxaa laga dhigay Garsoore […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xfiiska Mdaxweynaha Maamul goboleedka Puntland ayaa waxa xilkii looga qaaday gudoomiyihii Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee maamulka Puntland Cabdifitaax xaaji Aadan.

Gudoomiyihii Maxkamada ciidamada Puntland oo xil ka qaadistaasi lagu sameeyay ayaa Warbaahinta u sheegay in uu soo dhaweynayo xilka qaadista lagu sameeyay.

- Advertisement -

Cabdifitaax Xaaji aadan ayaa waxaa laga dhigay Garsoore ka tirsan Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland.

Warkaas oo faah faahsan goordhow la socda.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts