HomeWararAkhriso: Maxaa ku qornaa Warqadihii lagu daadiyay Gobolka Jubbada Dhexe

Akhriso: Maxaa ku qornaa Warqadihii lagu daadiyay Gobolka Jubbada Dhexe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka ka imanaya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaarad aan la garanayn cidda iska leh ay waraaqo ku dul daadisay magaalada Jilib ee uu ka taliyo  Al-Shabab iyo degaanno kale oo ka tirsan Gobolka Jubbada Dhexe. Wararkan oo aanu ka helnay dadka degaanka ayaa sheegaya in waraaqahaas la daadiyey ay ku qornayd farriin ugu baaqaysa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imanaya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaarad aan la garanayn cidda iska leh ay waraaqo ku dul daadisay magaalada Jilib ee uu ka taliyo  Al-Shabab iyo degaanno kale oo ka tirsan Gobolka Jubbada Dhexe.

Wararkan oo aanu ka helnay dadka degaanka ayaa sheegaya in waraaqahaas la daadiyey ay ku qornayd farriin ugu baaqaysa  Al-Shabab inay ka faa’iidaystaan cafiskii uu bixiyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaasoo ugu baaqay xubnaha ku jira Al-Shabaab inay kaga soo baxaan  muddo 60 maalmood ah.

- Advertisement -

Dhinaca kale wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in hawlgallo milatari oo ka dhan ah Al-Shabaab ay ka dhaceen Gobolka saacadihii lasoo dhaafay.

Faahfaahinta laga helayo magaalada Kulbiyow ayaa sheegaysa in khadkii isgaarsiintu uu haatan ay u soo laabatay magaaladaasi kadib hubka culus oo ay AL-Shabab ku tuureen magaaladaasi subaxnimadii hore ee Sabtidii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts