HomeWararCiidamada dowladda oo ku guuleestay qaadista Isbaarooyin iyo dagaal ka dhashay

Ciidamada dowladda oo ku guuleestay qaadista Isbaarooyin iyo dagaal ka dhashay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay howlgalo isbaaro qaadis ah ka sameeyen qeybo kamid ah Gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan Wadada u dhaxeyso degmada Walaweyn iyo deegaanka Warmaxan ee isla Gobolkaasi Shabeellaah hoose. Howlgalka intii ay ciidamadu wadeen ayaa waxaa ka horyimid Ciidamo Jagboonti u yaalay deegaanka Warmaxan kuwaas oo diidayay in isbaarada laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay howlgalo isbaaro qaadis ah ka sameeyen qeybo kamid ah Gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan Wadada u dhaxeyso degmada Walaweyn iyo deegaanka Warmaxan ee isla Gobolkaasi Shabeellaah hoose.

Howlgalka intii ay ciidamadu wadeen ayaa waxaa ka horyimid Ciidamo Jagboonti u yaalay deegaanka Warmaxan kuwaas oo diidayay in isbaarada laga qaado waxana halkaasi ku dhex maray dagaal kooban oo khasaaro geestay walow aan weli faah faahin laga bixin.

- Advertisement -

Ciidamadii howlgalka waday ayaa daqiiqado kadib waxa ay ku guuleesteen in ay Goobta isbaaradii ka qaadaan,waxana jira in Ciidamadii kale ay Goobta isaga tageen.

Saraakiisha Ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay horay u sheegeen in ay k go’an tahay in ay qaadaan Isbarooyinka ay ka cabanayaan dadka Shacabka ah ee yaalla gudaha Gobolka Shabeellaha hoose iyagoo fulinya amarkii madaxweynaha Soomaliya.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts