HomeWararDhageyso:-Dowladdii tan ka horeysay ayaa xaqeenii ku tumatay"Axmed Karaash

Dhageyso:-Dowladdii tan ka horeysay ayaa xaqeenii ku tumatay”Axmed Karaash

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) wasiirka Arimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee maamul goboleedka Puntland ayaa ka hadlay mowqifka Maamulka Puntland ee dowladda federaalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in hadii ay yihiin Madaxda Maamulka Puntland ay aad u atgersan yihiin dowladda Federaalka Soomaaliya,islamarkaana dowladdii tan ka horeysay ay ka waayeen xaquuqdii ka maamul ahaan ay ku […]

- Advertisement -

Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) wasiirka Arimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee maamul goboleedka Puntland ayaa ka hadlay mowqifka Maamulka Puntland ee dowladda federaalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in hadii ay yihiin Madaxda Maamulka Puntland ay aad u atgersan yihiin dowladda Federaalka Soomaaliya,islamarkaana dowladdii tan ka horeysay ay ka waayeen xaquuqdii ka maamul ahaan ay ku la haayeen,waxa uuna yiri”

- Advertisement -

“Dowladda hada jirta ee Farmaajo,iyo Kheyre waan taagersan nahay laakin anaga dowladdii tan ka horeysay ayaa na dulmisay oo aan ka weynay xaqeenii,waxayna noo aheyd  sacii cirka kasoo dhacay ee Dhurwaaga nagu noqday, laakin tan hada jirto rajo wanaagsan ayaan ka qabnaa ayuu yiri Axmed Karaash”

Maamulka Puntland ayaa horay u dhaliili jiray dowladdii uu hoggaamin jiray Xasan Sheekh Maxamuud waxana xusid mudan iyo dhowr mar Garoowe lagu qabtay shir lagu dhex dhexaadinayay maamulka Puntland iyo dowladii uu madaxweyne ka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud.

Hoos Ka Dhageyso Codka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories