HomeWararDhageyso:-Nuxurka Khudbadii Ra'iisul Wasaaraha ka jeediyay Banaanbixii Maanta

Dhageyso:-Nuxurka Khudbadii Ra’iisul Wasaaraha ka jeediyay Banaanbixii Maanta

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo Maanta khudbad ka jedinayay banaanbixii lagu taageerayay dowladda Soomaaliya ee maanta lagu qabtay garoonka Kubbada Cagta ee Banaadir Stadium ee degamda C/Casiis Gobolkaan Banaadir. Xasan cali kheyre ayaa sheegay in dhowrkii bilood  ay jirtay dowlada cusub Shacabka soomaaliyeed ay ku guuleesteen in ay aruuriyaan in ka badan Shan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo Maanta khudbad ka jedinayay banaanbixii lagu taageerayay dowladda Soomaaliya ee maanta lagu qabtay garoonka Kubbada Cagta ee Banaadir Stadium ee degamda C/Casiis Gobolkaan Banaadir.

Xasan cali kheyre ayaa sheegay in dhowrkii bilood  ay jirtay dowlada cusub Shacabka soomaaliyeed ay ku guuleesteen in ay aruuriyaan in ka badan Shan 5 Milyan oo Dollar wana markii ugu horeysay ee la arko in Shacabka Soomaaliyeed ay si iskood ah iskugu aruuriyaan lacagtii ay isku caawin lahaayeen.

- Advertisement -

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa hadalkiisa waxa uu intaas ku daray in talaaba kasta ay qaaday dowladdaan ay ka caawiyeen Shacabka Soomaaliyeed oo la gaarb taagan.

Khudbada Ra’iisul Wasaraha oo dhinacyo badan ka ahdleysay Hoos Ka Dhageyso

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts