HomeWararMadaxweynaha Puntland oo magacaabay taliyaha Ciidanka Booliiska G/Mudug

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay taliyaha Ciidanka Booliiska G/Mudug

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa taliyaha qeybta Booliska gobolka Mudug u magacaabay Cornel Aadan Nuur Qaal. Taliyaha cusub ayaa xilkiisa kala wareegay taliye ku xigeenka booliska gobolka Mudug, oo xilkaas kusime ka ahaa tan iyo markii dhawaan xilka laga qaaday taliyihii qeybta booliska gobolka Mudug Cornel Cismaan Xasan Cowke. Waa taliyihii saddexaad ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa taliyaha qeybta Booliska gobolka Mudug u magacaabay Cornel Aadan Nuur Qaal.

Taliyaha cusub ayaa xilkiisa kala wareegay taliye ku xigeenka booliska gobolka Mudug, oo xilkaas kusime ka ahaa tan iyo markii dhawaan xilka laga qaaday taliyihii qeybta booliska gobolka Mudug Cornel Cismaan Xasan Cowke.

- Advertisement -

Waa taliyihii saddexaad ee la magacaabo muddo ka yar labo sano kadib markii dhowr mar qeybo kamid ah Gobolka Mudug ay ka dhaceen falal lidi ku ah dhanka amniga.

Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa dhawaan shaaciyay in ay Ciidamada Booliiska bilaabi doonan howlgalo lagu xaqiijinayo amniga islamarkaana ay helayaan xogo ku aadan in ay dhici karaan falal argagaxisanimo sida ay hadalka u dhigeen.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories