HomeWararAl-Shabaab oo Xukun dil ah ka fuliyay Gobolka Baay

Al-Shabaab oo Xukun dil ah ka fuliyay Gobolka Baay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Al-Shabaab ayaa Oday Da’ah dhagax ku dilay  qeybo kamid ah qeybo kamid ah gobolka Baay kaas oo ay ku eedeeyeen in uu ku kacay fal Zino ah islamarkaana uu kufsaday Gabar Da’yar sida ay sheegeen Saraakiisha Al-Shabaab. Goob fagaaro ah oo ku taalla Deegaanka Raama-Cadeey ee Gobolka Baay ayaa waxaa isugu soo baxay Boqolaal Dadweyne […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa Oday Da’ah dhagax ku dilay  qeybo kamid ah qeybo kamid ah gobolka Baay kaas oo ay ku eedeeyeen in uu ku kacay fal Zino ah islamarkaana uu kufsaday Gabar Da’yar sida ay sheegeen Saraakiisha Al-Shabaab.

Goob fagaaro ah oo ku taalla Deegaanka Raama-Cadeey ee Gobolka Baay ayaa waxaa isugu soo baxay Boqolaal Dadweyne ah kuwaas oo daawanayay qabka uu u dhacayay Xukunka dilka ah ee lagu riday Dhaayow Muxamed Xasan  oo 44 sana jir ah sida ay Go’aamisay Maxkamada Al-Shabaab ee Gobolada baay iyo Bakool.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Maxkamada Al-Shabaab ee Gobolada baay iyo Bakool oo Goobta ka hadlay ayaa sheegay in Ninkaan Odayga ah uu lahaa laba Xaas islamarkaana uu afkiisa ku qirtay in uu kufsaday Gabadhaas.

Al-Shabaab ayaa dhowr mar falal noocan oo kale ah ka geestay degmooyinka ay ka joogaan Gobolada dalka Somaaliya iyagoo ku fuliyay dad ay waxyaabo kala duwan ku soo eedeeyeen.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts