HomeWararDhageyso:-Khilaaf ka dhex jira Ciidanka Booliiska Galmudug

Dhageyso:-Khilaaf ka dhex jira Ciidanka Booliiska Galmudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Taliyaha Hoggaanka Ciidanka Booliiska Galmudug Cabdisaal Khaliif oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug ayaa sheegay in xiligaan Booliiska Maamulka Galmudug uu yahay mid kala qeybsan islamarkaana sidii la doono loo maamusho. Waxa uu sheegay in Ciidamada Booliiska Maamulka Galmudug ay yihiin kuwo usoo dulqaatay dhibaatooyin farabadan islamarkaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Hoggaanka Ciidanka Booliiska Galmudug Cabdisaal Khaliif oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug ayaa sheegay in xiligaan Booliiska Maamulka Galmudug uu yahay mid kala qeybsan islamarkaana sidii la doono loo maamusho.

Waxa uu sheegay in Ciidamada Booliiska Maamulka Galmudug ay yihiin kuwo usoo dulqaatay dhibaatooyin farabadan islamarkaana haatan ay weli diyaar u yihiin in ay dalkooda iyo dadkooda u shaqeeyaan.

- Advertisement -

Sidoo kale taliyaha ayaa sheegay in ay jiraan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliiska Galmudug ay xiligaan Wadadii saxda aheyd ay ka leexdeen islamarkaana kala qeybinayaan ciidamada iyagoo ku qaraabanaya magacooda,saraakiishaasna ay yihiin kuwo u baahan in wax laga qabto.

Ugu dambeen waxa uu ugu baaqay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) in dhibaatada ka dhexjirta Ciidanka Booliiska Galmudug u saaro Guddi baara islamarkaana banaanka soo dhiga wixii ka dhexjira.

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts