HomeWararDhageyso:-Digniin loo diray laba Hay'addood oo ka shaqeeysa Puntland

Dhageyso:-Digniin loo diray laba Hay’addood oo ka shaqeeysa Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaarada arimaha Gudaha Maamulka Puntland ayaa soo saartay digniin ku socota dhamaan Hay’addaha ka howlgala deegaanada Puntland si gaar ah Madaxda Hay’addaha NRC iyo DRC,kuwaas oo sheega in dadka caawiyaan. Wasiirka Arimaha gudaha iyo dowladdaha Hoose ee Maamulka puntland Axmed Karaash ayaa sheegay in ay jiraan Hay’addo ka howlgala Puntland kuwaas oo sheegta in ay caawiyaan dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaarada arimaha Gudaha Maamulka Puntland ayaa soo saartay digniin ku socota dhamaan Hay’addaha ka howlgala deegaanada Puntland si gaar ah Madaxda Hay’addaha NRC iyo DRC,kuwaas oo sheega in dadka caawiyaan.

Wasiirka Arimaha gudaha iyo dowladdaha Hoose ee Maamulka puntland Axmed Karaash ayaa sheegay in ay jiraan Hay’addo ka howlgala Puntland kuwaas oo sheegta in ay caawiyaan dadka barakacayasha ah balse ay uga timid cabasho ku aadan in ay dadkaasi dayaceen.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya Puntland ay ka fiirsan doonto qaabka ay u shaqeeyaan Hay’addaha islamarkaana hadii ay muujiyaan waayaan waxqabn Go’aan laga gaari doono sida uu hadalka u dhigay.

Gaba gabadii ayaa waxa uu uga baaqay Madaxda Hay’adaha  NRC iyo DRC, in ay si wanagsan dadka ugu shaqeeyaan hadii kale lala xisaabtami doono.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts