HomeWararAl-Shabaab oo xukun Gacan-Goyn ah ka fuliyay degmada Tiyeegloow

Al-Shabaab oo xukun Gacan-Goyn ah ka fuliyay degmada Tiyeegloow

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Al-Shabaab ayaa fagaaro ku yaalla degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool waxa ay Maanta Gacmaha uga jareen Labo Nin oo ka mid ahaa dadka ku nool degmada Tiyeegloow. Boqolaal ruux oo kamid ah dadka ku nol degmada Tiyeegloow ayaa ku sugnaa Goobta ay Al-Shabaab Gacmaha uga jareen labada nin,waxana inta ay howshaasi socotay la hakiyay isusocodka dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa fagaaro ku yaalla degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool waxa ay Maanta Gacmaha uga jareen Labo Nin oo ka mid ahaa dadka ku nool degmada Tiyeegloow.

Boqolaal ruux oo kamid ah dadka ku nol degmada Tiyeegloow ayaa ku sugnaa Goobta ay Al-Shabaab Gacmaha uga jareen labada nin,waxana inta ay howshaasi socotay la hakiyay isusocodka dadka iyo Goobaha Ganacsiga iyadoo dadka lagu amray in ay daawadaan qabka ay u dhaceyso Gacan goynta.

- Advertisement -

Labada Nin Maanta Gacmaha laga jaray ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray  Aadan Muxamed Nuur oo 42 Sano jir ah  iyo Isxaaq Aadan Xasan oo 23 jir ah ,iyagoo ku eedeeyay in ay ahaayeen kuwo tuuga ah islamarkaana dukaan ku yaala degmada Tiyeegloow ay ka qateen lacag dhan 12 Milyan oo Shilinka Somaaliga ah.

Qaadiga Maxkamada Al-Shabaab ee degmada tiyeegloow ayaa ku dhawaaqay Xukunka.

Al-Shabaab ayaa dhowr mar sidan oo kale deegaanada ay ka mmulaan Gobolada dalka Somaaliya waxa ay ku fuliyeen Xukuno isugu jira dil, Karbaash iyo sidoo kale Gacan-goyn.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts