HomeWararMaxkamad ku taalla Itoobiya oo xukuntay 23 qof oo lala xiriiriyay Al...

Maxkamad ku taalla Itoobiya oo xukuntay 23 qof oo lala xiriiriyay Al Shabaab iyo Daacish

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maxkamad ku taalla dalka Ethiopia ayaa xukuntay 23 qof oo lagu eedeyay in ay damacsanaayen in ay sameeyaan koox xiriir la leh Al shabaab. 23-ka qof ayaa lagu xukumay min 15 sano oo xabsi ah, sida Maxkamadda ay sheegtay. Maxkamadda Sare ee Federaalka dalka Itoobiya ayaa ku eedeysay 23-ka qof in ay qorsheynayeen in weeraro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamad ku taalla dalka Ethiopia ayaa xukuntay 23 qof oo lagu eedeyay in ay damacsanaayen in ay sameeyaan koox xiriir la leh Al shabaab.

23-ka qof ayaa lagu xukumay min 15 sano oo xabsi ah, sida Maxkamadda ay sheegtay.

- Advertisement -

Maxkamadda Sare ee Federaalka dalka Itoobiya ayaa ku eedeysay 23-ka qof in ay qorsheynayeen in weeraro argagixiso ay ka fuliyaan gudaha Bariga Afrika.

Warbaahinta xiriirka la leh dowladda, ayaa dhinaca kale laga soo xigtay in saddex kamid ah dadka la xukumay ay qorsheynayeen in koox xiriir la leh Daacish ay aas-aasaan.

Warqadii dacwada ayaa waxaa ku qorneeyd in eedeysanayaasha ay qorteen shaqsiyaad una direen dalka Soomaaliya si ay tababaro ula soo qaataan Al Shabaab oo xiriir la leh Ururka Al Qaacida.

- Advertisement -

Dowladda Itoobiya, ayaa waxaa dalka Soomaaliya ka jooga ciidamo qeyb ka ah howlaglka Midowga Africa, kuwaas oo dagaal kula jira xarakadda Al Shabaab ee ka dagaalamaya Soomaaliya.

Hassan Istiila

Editor at Radio Dalsan in Mogadishu

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts