HomeWararDonald Trump iyo Valadamir Putin oo la filayo inay Kulankoodii ugu horreeya...

Donald Trump iyo Valadamir Putin oo la filayo inay Kulankoodii ugu horreeya yeeshaan bisha July ee soo socota.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Hoggaamiyayaasha Maraykanka iyo Raashiya ayaa markii ugu horreysay waxay xalay ku wada hadleen Teleefoonka, tan iyo markii ay Maraykanka duqeeyeen dalka Syria bishii April ee la soo dhaafay. War-saxaafadeedyo ay soo kala saareen Aqalka Cad iyo Aqalka Keremiliinka ayaa lagu sheegay inay Labada Hoggaamiye yeesheen Wada-hadal muhiim ah oo looga hadlay Xiisadda Waqooyiga Kuurya, Dagaalka […]

- Advertisement -

Hoggaamiyayaasha Maraykanka iyo Raashiya ayaa markii ugu horreysay waxay xalay ku wada hadleen Teleefoonka, tan iyo markii ay Maraykanka duqeeyeen dalka Syria bishii April ee la soo dhaafay.

War-saxaafadeedyo ay soo kala saareen Aqalka Cad iyo Aqalka Keremiliinka ayaa lagu sheegay inay Labada Hoggaamiye yeesheen Wada-hadal muhiim ah oo looga hadlay Xiisadda Waqooyiga Kuurya, Dagaalka Daacish iyo colaadda dalka Syria.

- Advertisement -

Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa sheegay inay Donald Trump iyo Valadamir Putin isku af-garteen inay labada dhinac waajib ku tahay inay sameeyaan wax kasta oo ay awoodaan, si loo joojiyo colaadda dalka Syria.

Labada Hoggaamiye waxay isku raaceen inay bisha July 7-da ilaa 8-da Kulan Fool-ka-fool ah ku yeeshaan dalka Jarmalka, si ay u ambaqaadaan  Iskaashiga Labada Waddan ee Arrimaha Syria.

Kulankaasi ayaa waxa uu ka barbar dhici doonaa Shirka Madaxda Dowladaha Kooxda G 20, kaasi oo bishan July 7-da ka furmi doona magaalladda Hamburg ee dalka Jarmalka.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories