HomeWararUgu yaraan 4 qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay meel ku...

Ugu yaraan 4 qof oo ku geeriyootay qarax ka dhacay meel ku dhow Safaaradda Maraykanka ee Kabul.

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Wararka hordhaca ayaa sheegayo in Nin naftiisa soo biimeeyey uu ka dambeeyey qaraxaasi oo ka dhacay Bar Kontorool oo taalla Wadada Shash Darak oo ku dhow Xarunta Hay’adda Qaranka ee Difaaca Ammaanka. Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka dalkaasi,  Waxiid Majroh ayaa u sheegay Telefishinka Aljazeera inay ugu yaraan 4 qof ku geeriyootay Qaraxaasi, kuna dhaawacmeen 23-kale. Qaraxaasi […]

- Advertisement -

Wararka hordhaca ayaa sheegayo in Nin naftiisa soo biimeeyey uu ka dambeeyey qaraxaasi oo ka dhacay Bar Kontorool oo taalla Wadada Shash Darak oo ku dhow Xarunta Hay’adda Qaranka ee Difaaca Ammaanka.

Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka dalkaasi,  Waxiid Majroh ayaa u sheegay Telefishinka Aljazeera inay ugu yaraan 4 qof ku geeriyootay Qaraxaasi, kuna dhaawacmeen 23-kale.

- Advertisement -

Qaraxaasi ayaa la sheegay inuu ka dhacay meel aan ka fogeyn Safaaradda Maraykanka iyo Dhismo ay isticmaalaan Hawlgalka Isbahaysiga NATO.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories