HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo Maanta ku Wajahan Itoobiya

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta ku Wajahan Itoobiya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha jamhuuriyda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu maanta u safro magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib casuumaad uu ka helay ra’isul wasaaraha dalkaas. Wafdiga madaxweynaha ayaa la filayaa gelinka danbe ee maanta inay ka duulaan garoonka diyaaradaha Muqdisho, islamarkaana ay u dhoofaan dalka Itoobiya oo lagu casuumay madaxweynaha dalka. Waa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha jamhuuriyda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu maanta u safro magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib casuumaad uu ka helay ra’isul wasaaraha dalkaas.

Wafdiga madaxweynaha ayaa la filayaa gelinka danbe ee maanta inay ka duulaan garoonka diyaaradaha Muqdisho, islamarkaana ay u dhoofaan dalka Itoobiya oo lagu casuumay madaxweynaha dalka.

- Advertisement -

Waa safarkii ugu horeeyey uu madaxweyne Farmaajo ku tago dalka Itoobiya tan iyo markii loo doortay madaxweynaha Soomaaliya Sideedii Feboury ee sanadkan, waana safarkii lixaad ee uu dalka uga boxo madaxweyne Farmaajo.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts