HomeWararBoqolaal ka tirsan Ciiddanka Badda ee dalka Koonfurta Kuurya oo soo gaaray...

Boqolaal ka tirsan Ciiddanka Badda ee dalka Koonfurta Kuurya oo soo gaaray Xeebaha Somalia.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Ciiddankaasi waxaa ka qeyb galay Danjiraha EU-da u jooga dalkaasi, Michael Reiterer iyo Saraakiil ka tirsan Ciiddanka Badda ee Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda u jooga Xeebaha Somalia. Xafladda waxaa lagu qabtay Markabka Dagaalka ee wax burburiya ee lagu magacaabo “Daejoyeong”, oo ay la socdaan 300- Askari oo u dhashay Koonfurta Kuurya, kuwaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Ciiddankaasi waxaa ka qeyb galay Danjiraha EU-da u jooga dalkaasi, Michael Reiterer iyo Saraakiil ka tirsan Ciiddanka Badda ee Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda u jooga Xeebaha Somalia.

Xafladda waxaa lagu qabtay Markabka Dagaalka ee wax burburiya ee lagu magacaabo “Daejoyeong”, oo ay la socdaan 300- Askari oo u dhashay Koonfurta Kuurya, kuwaasi oo ay ku jiraan Ciiddanka quusa Badda iyo kuwa mariniska dagaalama.

- Advertisement -

Tan iyo bishii March ee sannadkii 2009-kii, ciiddanka Badda ee dalka Koonfurta Kuurya waxay Hawlgalo ka wadeen Gacanka Cadmeed, taasi oo Maraakiibta Ganacsiga ee dalkasi looga badbaadinayey weeraradda Burcad-baddeeda ka qowleysata Badda Somalia.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts