HomeWararVilla Somalia oo lagu qabtay Askar iyo Shaqaale lala xiriinayo Alshabaab

Villa Somalia oo lagu qabtay Askar iyo Shaqaale lala xiriinayo Alshabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ilo ku dhow Xarunta Madaxtooyadda ee Villa Somalia ayaa sheegay in la soo gebagebeeyey Hawlgal Baaritaanka ee laga waday gudaha Villa Somalia. Warar xog-ogaal ayaa u xaqiijiyey Radio Dalsan in Hawlgalkaasi lagu soo xiray 2 Askari iyo qof ka tirsan Shaqaalaha Villa Somalia, kuwaasi oo lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Dagaalamayaasha Alshabaab. Saraakiisha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo ku dhow Xarunta Madaxtooyadda ee Villa Somalia ayaa sheegay in la soo gebagebeeyey Hawlgal Baaritaanka ee laga waday gudaha Villa Somalia.

Warar xog-ogaal ayaa u xaqiijiyey Radio Dalsan in Hawlgalkaasi lagu soo xiray 2 Askari iyo qof ka tirsan Shaqaalaha Villa Somalia, kuwaasi oo lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Dagaalamayaasha Alshabaab.

- Advertisement -

Saraakiisha Villa Somalia wey ka gaabsadeen inay faahfaahin dheeraad ah ka bixiyaan Hawlgalkaasi oo socday tan iyo Barqanimadii maanta.

Ammaanka gudaha iyo nawaaxiga Villa Somalia ayaa la sheegay in aad loo adkeeyey, waxaana la xadiday isku socodka Dadka iyo Gaadiidka geli jirey ama ka bixi jirey Xarunta Madaxtooyadda oo hoy iyo Xafiisyo u ah Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda sare ee dalka.

 ©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts