HomeWararMuwaadin Soomaali haysta dhalashadda Holland oo lala xiriirinayo Alshabaab oo lagu xiray...

Muwaadin Soomaali haysta dhalashadda Holland oo lala xiriirinayo Alshabaab oo lagu xiray dalkaasi.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qoraal maanta ka soo baxay Xafiiska Xeer-ilaalinta ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Boliska xireen Ninkaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu xiriir la leeyahay Xarakadda Alshabaab, waa sida hadalka loo dhigay. Qoraalka ayaa lagu sheegay in Eedeysanaha oo 22-jir Arbacadii hore lagu qabtay Degmadda Sint-Oedenrode oo ku taalla Koonfurta dalkaasi. Warbixinta lagu soo xiray Ninkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qoraal maanta ka soo baxay Xafiiska Xeer-ilaalinta ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Boliska xireen Ninkaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu xiriir la leeyahay Xarakadda Alshabaab, waa sida hadalka loo dhigay.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Eedeysanaha oo 22-jir Arbacadii hore lagu qabtay Degmadda Sint-Oedenrode oo ku taalla Koonfurta dalkaasi.

- Advertisement -

Warbixinta lagu soo xiray Ninkaasi ayaa la sheegay inay soo gudbiyeen Hay’adda Sirdoonka Guud iyo Hawlaha Ammaanka ee dalkaasi “The Netherlands’ General Intelligence and Security Service”.

Warkan oo ay baahisay Wakaalladda Wararka AP ayaa lagu sheegay iinaysan Xeer-ilaalinta dalkaasi shaacinin magaca Ninka la xiray oo la tilmaamay in lagu tuhunsan yahay inuu door firfircoon ku lahaa Dagaalamayaasha Alshabaab ee ka hawlgala Koonfurta Somalia tan iyo sannadkii hore, waa sida hadalka loo dhigay.

Afhayeenka Xeer-ilaalinta dalka Holland, Wim de Bruin ayaa sheegay in la qorsheynayo in Eedeysanaha soo muuqo, ka hor Baaritaanka uu wado Garsoore ku sugan magaalladda Rotterdam.

- Advertisement -

Dacwad-oogayaasha ayaa doonaya in uu Garsooraha uu kordhiyo xilliga la sii hayn karo Eedeysanaha inta laga soo dhamaystirayo dhaqdhaqaaqa Baaritaankiisa ee haatan socda.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts