HomeWararTahriibayaal Somali ka soo ambabaxday dalka Malaysia oo lagu qabtay Indonesia.

Tahriibayaal Somali ka soo ambabaxday dalka Malaysia oo lagu qabtay Indonesia.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciiddanka Badda ee dalka Indonesia waxay Jimcihii la soo dhaafay gacanta ku dhigeen 8 Tahriibayaal Somaali oo la socotay dooni ka soo ambabaxday dalka Malaysia. Sida lagu soo daabacay Wargeyska The Jakarta Post waxay Muwaadiniinta Soomaalida la socdeen dooni laga leeyahay dalka Indonesia oo ka timid dalka Malaysia, soona martay Badda  Bagan Asahan ee Waqooyiga […]

- Advertisement -

Ciiddanka Badda ee dalka Indonesia waxay Jimcihii la soo dhaafay gacanta ku dhigeen 8 Tahriibayaal Somaali oo la socotay dooni ka soo ambabaxday dalka Malaysia.

Sida lagu soo daabacay Wargeyska The Jakarta Post waxay Muwaadiniinta Soomaalida la socdeen dooni laga leeyahay dalka Indonesia oo ka timid dalka Malaysia, soona martay Badda  Bagan Asahan ee Waqooyiga Jesiiradda Samatra.

- Advertisement -

Madaxa Xiriirka Dadweynaha iyo Agaasimaha Guud ee Socdaalka ee Wasaaradda Garsoorka iyo Xuquuqda Aadanaha ee dalka Indonesia, Agung Sampurno ayaa sheegay in Ciiddanka Badda oo ilaalo ah qabteen doonidii ay la socdeen 8-da qof ee Soomaalida.

Waxa uu intaasi ku daray inuu Kabtanka iyo Shaqaalihii ka boodeen Doonida, una baxsadeen dhul hawd ah, iyagoo horey u sii qaatay Baasabooradii 8-da qof ee Soomaalida oo sheegtay inay ka yimaadeen dalka Malaysia.

Sida laga xigtay Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR), 150,845 Qaxooti iyo Magangelyo-doon ayaa ku nool dalka Malaysia, halka dalka Indonesia ku nool yihiin 14,000 oo Qaxooti ah, kuwaasi oo deggan Xarumaha shisheeyaha lagu hayo iyo Guryo Bulshddu leedahay iyo goobo kale.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories