HomeWararBangiga Qaranka ee Masar oo sheegay inay kordhin doonaan Xiriirka Ganacsi ee...

Bangiga Qaranka ee Masar oo sheegay inay kordhin doonaan Xiriirka Ganacsi ee Somalia.

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Fw:- Guddoomiyaha Bangiga Qaranka Masar, Ishaam Cokasha ayaa sheegay in Badeecadaha Masar u soo dhoofiyaan dalkeenna Somalia uu gaarayo 44.3 million oo Dollr, halka Badeecadaha Masar ka soo dhoofsadaan Somalia ay gaarayso 1.5 million oo Dollar. Hadalkani waxa u uka sheegay mar uu la kulmay Guddoomiyaha Bangiga Somali Prime Bank, C/csiis Axmed  iyo Ganacsto Soomaliyeed […]

- Advertisement -

Fw:-

Guddoomiyaha Bangiga Qaranka Masar, Ishaam Cokasha ayaa sheegay in Badeecadaha Masar u soo dhoofiyaan dalkeenna Somalia uu gaarayo 44.3 million oo Dollr, halka Badeecadaha Masar ka soo dhoofsadaan Somalia ay gaarayso 1.5 million oo Dollar.

- Advertisement -

Hadalkani waxa u uka sheegay mar uu la kulmay Guddoomiyaha Bangiga Somali Prime Bank, C/csiis Axmed  iyo Ganacsto Soomaliyeed oo haatan booqasho hawleed ku joogta Qaahira.

Waxa uu tilmaamay in Shirkadda Maalgashiga Nile (The Nile Investment Company) ee ay ku mideysan yihiin Bangiyadda Masar kala xaajoon doonaan Somalia Iskaashiga Dhaqale iyo Gnacsi ee labda dal, sis are loogu qaado Is-dhaafsiga Ganacsiga.

Wargeyska Al-ahraam oo ku hadla Codka Dowladda Masar  oo aan Warkan ka soo xiganay ayaa qoray inuu U-qeybsanaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Masat, Maysa Al-rifaay sheegay inay Wafdi Masaari oo ka kooban Madaxd Shirkado, Ganacsato iyo tiro Saraakiil Masaari ah la filayo inay bisha soo socota ee May booqasho ku yimadaan Somalia.

- Advertisement -

Wafdigaasi waxay dhigooda Somalia kala xaajoon doonaan Iskaashiga Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ee Labada Waddan iyo inay qiimeeyaan Maalgashiga ugu muhuumsan ee Suuqyadda Somalia.

Xigsho: AHRAM

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories