HomeWarar(WAREEGTO):  Maxkamadda Gobalka Banaadir oo amartay in la soo xiro Agaasimihii Guud...

(WAREEGTO):  Maxkamadda Gobalka Banaadir oo amartay in la soo xiro Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Warfaafinta ee XFS..

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda Gobalka Banaadir aya soo saartay Qoral lagu farayo Taliska Guud ee Boliska Gobalka Banaadir in la soo xiro, lana hor keeno Maxkamadda Gobalka Banaadir  Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, C/risq Cli Yuusuf Bahlawi iyo Agasimihii Waaxda Maaliydda ee Wasaaradaasi, Xasan Samantar Cali. Warqaddan ayaa ahayd Amar ay Xeer-ilaalinta Qaranka kaga codsatay Maxkamadda Gobalka Banaadir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Gobalka Banaadir aya soo saartay Qoral lagu farayo Taliska Guud ee Boliska Gobalka Banaadir in la soo xiro, lana hor keeno Maxkamadda Gobalka Banaadir  Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, C/risq Cli Yuusuf Bahlawi iyo Agasimihii Waaxda Maaliydda ee Wasaaradaasi, Xasan Samantar Cali.

Warqaddan ayaa ahayd Amar ay Xeer-ilaalinta Qaranka kaga codsatay Maxkamadda Gobalka Banaadir inay soo saarto Warqadda soo-qabashadda ee ka dhanka ah C/risaaq Yuusuf Bahlaawi iyo Xasan Samatar Cali.

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta ee XFS, Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan “Eng. Yariisow” waxa uu Bishan April 9-dii Shaqo-ka-fariisin ku soo rogay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Warfaafinta C/risaaq Yuusuf Bahlaawi iyo Agaasimaha Waaxda Maaliyadda, Xasan Samantar Cali, kaddib markii lagu soo eedeeyey Maamul- xumo iyo Musuq- maasuq baahsan.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts