HomeWararWasiirka Warfaafinta XFS oo sheegay in dib loo eegi doono Sharciga Saxaafadda...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo sheegay in dib loo eegi doono Sharciga Saxaafadda Qaranka.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiir Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan “Eng. Yariisow” yaa hadalkaasi ka sheegay mar uu maanta Xafiiskiisa kula kulmay Mas’uuliyiinta Warbaahinadda Madaxa Bannaan ee ka hawlgala Muqdisho. Kulankaasi ayaa looga hadlay Xeerka Saxaafadda Somalia, kaasi oo Madaxweynihii hore ee DFS, Xasan Sheekh Maxamuud saxiixay Dekeratadiisa bishii January ee sannadkii hore ee 2016-ka. Wasiir Eng. Yariisow waxa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiir Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan “Eng. Yariisow” yaa hadalkaasi ka sheegay mar uu maanta Xafiiskiisa kula kulmay Mas’uuliyiinta Warbaahinadda Madaxa Bannaan ee ka hawlgala Muqdisho.

Kulankaasi ayaa looga hadlay Xeerka Saxaafadda Somalia, kaasi oo Madaxweynihii hore ee DFS, Xasan Sheekh Maxamuud saxiixay Dekeratadiisa bishii January ee sannadkii hore ee 2016-ka.

- Advertisement -

Wasiir Eng. Yariisow waxa uu ku nuuxnuuxsaday in la bilaabi doono La-tashiyo, si uu Xeerku u noqdo mid la taaba gelin karo, si uu ula saanqado Xeerarka Caalamka.

Wasiirka waxa uu tilmaamay in lala tashan doono Hy’adaha, Guddiga Xuquuqul-insaanka iyo Wasaardda Xuquuqda Insaanka si looeego inuu Xeerku ka trjumayo Xuquuqda Aadanaha ee Dalka iyo Caalamka.

Dhinaca kale, Suxufiyiinta Somalia ayaa horey walaac uga muujiyey xeerkaasi, gaar ahaan dhinaca Feef-reebka iyo Heerka Aqooneed ee Suxufiyiinta.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts